Sideed Lacag uga Sameyn kartaa TikTok?

Waxaad lacag ka samayn kartaa TikTok 

adigo kuso gudbinayo Hibadaada Halabuur.

Sharuudaha Lagaaga Baahan Yahay

Waa Inaad 18 Sano Ka Weyn Tahay Aadna heysatid 

10,000 Taageyro ah (Followers) iyo ka Badan 

100,000 Daawasho ah 30-kii Maalmood Ee ugu Danbeysay / lasoo Dhaafay.

Hal-abuuraha Tiktok wuxuu kasban karaa $22-$32

boostada wuxuuna wax badanka samayn 

karaa meelaynta alaabta, kafaala-qaadayaasha, ama deeqaha.


xaqiiqso

facebook.com

xaqiiso co