About Us 

XAQIIQSOwaa majalad aqoon kororsi oo loo aas-aasay wacyigelinta iyo dhiirragelinta bulshada Soomaaliyeed sii loo horumariyo caafimaadkooda iyo noloshooda, 
waxaana wax ku qora Qoraayaal Soomaaliyeed oo aqoon duruqsan u leh arrimaha Lamaanaha , Tikanoolagiyada iyo Miisaan Dhimida. 

Hadafka Xaqiiqso waa dhisida bulsho Cilmi iyo Caafimaad Leh.

Bahda Xaqiiqso waxaa ka go’an inay bulshadooda usoo gudbiyaan maqaallo cilmiyaysan oo si heer sare ah loo diyaariyay waxtarna u leh oo ka haqabtiraya aqoontooda caafimaadka iyo nolosha guud.