Sida La isku Caateyo Adigoo GYM Aadin
1. Ha ka boodin quraacda
2. Cun cuntooyin joogto ah iskana Yarey
3. Cun khudaarta
4. Jimicsi Samee (Exercise)
5. Cab biyo badan
6. Cun cuntooyinka faybarku ku badan yahay
7. Isticmaal saxan yar
8. Ha kaydsan cuntada qashinka ah
9. Qorshee cuntadaada
10. Qaado Hurda Kugu Filan ( Habenki Waqti Hore Seexo )
11. Iska Yareeu Macmacaanka
Waxaa Noo Sharxaya Walasheyn Nasra Abti Doon
Xaqiiqso
Fb.com/Xaqiiqso Co
0 Comments